Euro 2008: Xulka Ruushka oo ku durduriyey Xulkii loo saadaalinayey hanashada Tartanka Qaramada Yurub
Euro 2008: 22.June.2008 (W.M.N) Daawo sawirada Ciyaar aad u xiiso badnayd ayaa waxay ka dhacday garoonka St. Jakob Park waxaana isaga horyimi Xulalka Holland iyo Russia waxaana ciyaartu ay ahayd mid ay gabi ahaanba ku gacan saraysay xulka Russia iyadoo tababare Guus Hidink oo u dhashay dalka Holland islamarkaana layliya xulka Russia uu caawa la hoyday guul isagoo nasiib uleh Semi Final waana markii labaad oo uu koox uu layliyo soo gaarta heerkan ka dib Korea 2002-dii. ... 22 Jun 2008
Shir Sanadeedkii Ururka SEUKI Oo Sanadkaan Guul Ku Soo Idlaaday..
(W.M.N) 23.April.2008:Shirkan ayaa waxaa qabanqabaadiisa si wada jir ah uga qeyb qaatay xubnahaka tirsan ururka SEUKI ee reer London iyo waliba kooxaha ka cayaarahacayaaraha xagaaga ee degan magaalada London iyadoo uu guddigan qabanqaabada guddoomiye u ahaa Sheekh Mukhtaar Shuute... 23 Apr 2008