Addisababa: Warbixin dheer oo ku saabsan qaabka nolosha iyo sida ay u noolyihiin qoxootiga Soomaalid Itoobiya.
Addis Ababa: Nov.29.2007 (W.M.N) Warbixintan oo aad u dheer akhristayaal waxaa ay taabanaysaa dhinacyada ugu badan ee ay Soomaalida ku nool wadanka Itoobiya ku qabaan dhibaatooyinka inta ay wadankaasi joogaan ee dhanka dhaqanka luuqadaha, caafimaadka, waxbarashada iyo qaybo kale oo markaad akhrisataan wada fahmi doontaan.... 29 Nov 2007